Faah faahino kasoo baxaya Afar qof oo Itoobiyaan ah oo lagu dilay Boosaaso

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in xalay kooxo hubeesan oon heebtooda la garan magaaladaasi ku dileen afar ruux oo kasoo jeeda dalka Itoobiya. Dabley hubeesan ayaa la sheegay in ay rasaas xoogan ku fureen goob ay ku sugnaayeen dadkan Itoobiyaanka ah oo kutaala xaafada Santoos oo ah halka ay … Continue reading Faah faahino kasoo baxaya Afar qof oo Itoobiyaan ah oo lagu dilay Boosaaso